Ishacyaah 53: 10-12, 2 Korintos 5:21, Tiitos 2:14

Axdiga Hore ayaa loo sii sheegay in Masiixu yimaado oo uu madax furasho u noqdo dembidhaafkayaga.(Ishacyaah 53: 10-12)

Ciise wuxuu noqday madaxfurashadii si uu na badbaadiyo.(Mark 10:45, 2 KORINTOS 5:21, Tiitos 2:14)